Shirkii uu Farmaajo isugu yeeray Madaxda dowlad goboleedyada oo mar kale baaqday

Dib u dhac ayaa mar kale ku yimid shirkii Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku baaqay inuu Muqdisho ka dhaco maalinta berri ah oo ku beegan 19-ka bisha April kaasoo lagu casuumay madaxda dowlad goboleedyada dalka. Sida ay sheegayaan warar laga helayo ilo wareedyo lagu kalsoon yahay arinta baaqashada shirkan ayaa timid ka dib … Continue reading Shirkii uu Farmaajo isugu yeeray Madaxda dowlad goboleedyada oo mar kale baaqday